XORRIYADDA 3 QOF OO DIL LOO HAYSTAY
Guddoomiye Jama ayaa la sheegay inuu xabsiga kasoo daayay saddex qof oo loo haystay dil ay geesteen kuwaas oo heeb ahaan kasoo jeeday DM, kuwaas oo kala ah laba qof oo Geeledle ah iyo hal qof oo Dabare ah.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay inuu bixiyay lacag dhan 130,000 oo dollar, taas oo sababtay in dib loo soo celiyo xorriyaddii saddexda qof shaqo fiican ayuu qabtay gadoomiyaha,
Arrintan waxaa sheegay Malaaq Modiyaw.
Watar Media | Wararka iyo Xogta.
