Khamiis, 1 Oktoobar 2026 +252 61 5584276
Kala soco warar sugan oo deg deg ah
DEG DEG
DEG DEGSoomaaliya

WAREYSI GAAR AH | WATAR MEDIA

Waxaan idiin soo wadnaa wareysigii Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Watar Media, kaas oo looga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).

WAREYSI GAAR AH | WATAR MEDIA
Sawir tusaale ah – Watar Media

WAREYSI GAAR AH | WATAR MEDIA

Waxaan idiin soo wadnaa wareysigii Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Watar Media, kaas oo looga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).

Madaxweyne Laftagareen ayaa wareysiga kaga hadlay xaaladda ka taagan Baydhabo iyo guud ahaan Koonfur Galbeed, khilaafaadka siyaasadeed, amniga iyo mustaqbalka maamulka KGS.

La soco Watar Media si aad u daawato wareysiga oo dhammeystiran iyo qodobadii muhiimka ahaa ee uu Madaxweyne Laftagareen kaga hadlay xaaladda Koonfur Galbeed.

WATAR MEDIA – Warar, Wareysiyo iyo Xog Dhab ah.