Khamiis, 1 Oktoobar 2026 +252 61 5584276
Kala soco warar sugan oo deg deg ah
DEG DEG
DEG DEGSiyaasad

Degdeg: Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa wareysi gaar ah siiyay Watar Media.

Degdeg: Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa wareysi gaar ah siiyay Watar Media.
Sawir tusaale ah – Watar Media

Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa wareysi gaar ah siiyay Watar Media.


Qeybta 1-aad ee wareysiga, waxaa Laftagareen wax laga weydiiyay:


Arrintii Xasan Sheekh Maxamuud

Kiiskii Khandaraas ee laga xoogay Cabdi Nuur Daruuro, oo ah muwaadin reer Koonfur Galbeed ah

Laftagareen oo u hiilayay Cabdi Nuur Daruuro iyo sababta uu garabkiisa u istaagay

Su’aalo la xiriira xaaladda siyaasadeed iyo dhacdooyinka ka taagan Koonfur Galbeed.


Ha moogaan Wareysiga oo dhameystiran – Part 1.


WATAR MEDIA | Xogta iyo Codka Bulshada