Khamiis, 8 Oktoobar 2026 +252 61 5584276
Kala soco warar sugan oo deg deg ah
DEG DEG

🎙️ WAREYSI GAAR AH SHEEKH MUSTAF

WAREYSI GAAR AH SHEEKH MUSTAF

🎙️ WAREYSI GAAR AH SHEEKH MUSTAF

WAREYSI GAAR AH SHEEKH MUSTAF

Sheekh Mustaf, Malaaqa Guud ee Beesha Eelaay, ayaa wareysi gaar ah siiyay Watar Media, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Koonfur Galbeed, arrimaha bulshada iyo aragtidiisa ku aaddan xaaladda ka taagan deegaanada Koonfur Galbeed.


Watar Media – Codka Koonfur Galbeed