FANAANIINTA KOONFUR GALBEED OO HEESO KU MUUJIYAY GUULAHA LAFTA-GAREEN
Fanaaniinta Dowladda Koonfur Galbeed ayaa si qurux badan u soo bandhigay heeso lagu maamuusayo degmooyinka dib ula wareegay maamulka Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.
Xaflado waaweyn oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacay deegaannadaas, iyadoo fanaaniintu ay bulshada ku maaweeliyeen heeso iyo damaashaad loogu dabaaldegayo guulaha maamulka Koonfur Galbeed.
Watar Media – Wararka iyo dhacdooyinka Koonfur Galbeed.
