WARARKII UGU DAMBEEYAY
WARARKII UGU DAMBEEYAY
Shirkii Imaaraadka ee ay ka qayb-galayeen mucaaradka ayaa la sheegay in lagu kala tagay, iyadoo aan laga gaarin natiijadii laga filayay.
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo xoogagga xulafada la ah ayaa dib ula wareegay magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray.
TPLF ayaa xaqiijisay inay ciidamadeeda kala baxday magaalada, iyadoo sheegtay in maamulka Tigray uu si ku-meel-gaar ah uga shaqeyn doono meel kale. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa xulafada la ah ay hadda gacanta ku hayaan Mekelle.
Watar Media