Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay magaalada Baydhabo
Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay magaalada Baydhabo
Magaalada Baydhabo waxaa maanta ka da’ay roobab lagu diirsaday, kuwaas oo farxad iyo rajo geliyay bulshada, gaar ahaan dadka ku nool magaalada iyo deegaannada ku xeeran.
Roobabka ayaa sidoo kale muhiim u ah xoolaha, beeraha iyo deegaanka, iyadoo saadaasha cimiladu muujinayso fursado roobab kale ah maalmaha soo socda.
Watar Media | Baydhabo 🌧️🌿